Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Mat…

Senatarada Federaalka ku …

Daawo Sawirrada: Kal-fadhiga 4-a…

Magalada Muqdisho gaar ah…

War-saxaafadeed: Dowlada Soomaal…

Xukuumadda Jamhuuriyadda …

Ra'iisal Wasaare Kheyre Iyo Wafd…

Wafdi uu hogaaminayo Ra’i…

Dagaal Culus Oo Ka Soconaya Deyn…

Sida ay wararku nagu soo …

Daawo Sawirrada: Wasiiro Iyo Xil…

Wafdi uu hoggaaminayo was…

Gudoomiyaha Shabeellaha Hoose Oo…

Madaxweynaha Soomaaliya M…

Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo …

Xukuumaadda federaalka So…

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Ma…

Maxamed Cabdilaahi Farmaa…

Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya…

Taliyaha Nabad Suggida So…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Ra’iisal Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhawayd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle,xildhibaano DF iyo dadweyne farabadan ayaa Ra’iisul wasaaraha iyo wefdigiisa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar iyadoona loo gudbiyay xarunta madaxtooyada maamulka Hirshabeelle. Ujeedka safarka uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku tagay…

Read more

Dagaal Culus Oo Ka Soconaya Deynuunaay

Sida ay wararku nagu soo gaarayaan ururka Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan ku qaaday fariisin ay ciidanka dowlada ku leeyihiin degaanka Deynuunaay, ee gobolka Baay. Daynuunaay oo qiyaastii 26-kilo miitir u jirta magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa saakay xaaladeeda in ay ahayd mid kacsan dagaal dhinacyo badan ayaa alshabaab iyo ciidanka dowlada halkaasi ku…

Read more

Daawo Sawirrada: Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Magaalada Baydhaba Gaarsiiyay Gar-gaar Daawo Ah

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Tamarka iyo khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo wada sahay Daawo ah ayaa gaaray magaalada Baydhaba oo shalay Argagixisada Al-Shabaab ay labo qarax ka gaysteen.   Xildhibaan C/rashiid Gaboobe oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka sidoo kalana qayb ka ah wafdiga wasiirka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in iyagoo…

Read more