War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Category Archives: XASAASI

halkaan waxaa loo isticmaali doonaa waraka xasaasiga ah ee aad rabto inaad soo saarto qeebta ugu horeysa websiteka

Daawo Sawirrada: Kulan Dhexmaray Musharax C/casiis Lafta Gareen Iyo Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumada Soomaaliya ahna Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, oo 24 saac lasoo dhaafay waday kulamada uu la yeelanaayo qeybaha kala duwan ee Bulshada Koonfur Galbeed ayaa waxaa uu kulan gaar ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka K/galbeed. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray ka hadalka marxalada guud…

Read more

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Gaaray Baydhaba

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhaba ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Magaalada Baydhaba. Sababaha uu u tagay ayaa ah in uu ka qeyb galo Aaska Hooyadda dhashay Gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan…

Read more

XOG HOOSE: Ma Runbaa Riyada Mudo Kordhinta Ah Ee Shariif Xasan

Sida lawada ogsoon yahay Madaxweynaha cimriga Maamulkiisa uu gabaabsi yahay ee  Koonfur Galbeed Soomaaliya kaasoo  waxqabadkiisu ku kooban yahay  ANNII WAL SIING OG SUGA! iyo IILI DHIYA FAATAHI MAREEY! Iwm. Ayaa ila wareedyo xog-ogaal ah ay warbaahinta Ishabaydhaba ka soo xigatay madaama Shariif Xasan labo bil ayaama dhiman Nidaamkiisa oo wax lala barbar dhigo aduun…

Read more