Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Mat…

Senatarada Federaalka ku …

Daawo Sawirrada: Kal-fadhiga 4-a…

Magalada Muqdisho gaar ah…

War-saxaafadeed: Dowlada Soomaal…

Xukuumadda Jamhuuriyadda …

Ra'iisal Wasaare Kheyre Iyo Wafd…

Wafdi uu hogaaminayo Ra’i…

Dagaal Culus Oo Ka Soconaya Deyn…

Sida ay wararku nagu soo …

Daawo Sawirrada: Wasiiro Iyo Xil…

Wafdi uu hoggaaminayo was…

Gudoomiyaha Shabeellaha Hoose Oo…

Madaxweynaha Soomaaliya M…

Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo …

Xukuumaadda federaalka So…

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Ma…

Maxamed Cabdilaahi Farmaa…

Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya…

Taliyaha Nabad Suggida So…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Category Archives: Entertainment

Taliban Oo Ciidda Awgeed U Siideysay 50 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Ammaanka Afghanistan

Ilo dhanka Amniga ah ayaa sheegaya in Taliban ay sii deysay 40 askari oo ka tirsan Ciidamada Afghanistan kuwaasi oo ay horay ugu xireen Faryab ee waqooyiga dalkaasi. Talibana ayaa sheegtay in ay siideysay rakaabkii saarnaa saddex Bus kuwaasi oo ay ku qabsadeen waqooyiga Afghanistan shalay Subax. Afhayeenka Taliban Dabiixullaahi Mujaahid ayaa sheegay in gawaaridaan…

Read more

Booliiska Uganda oo xiray dad dibadbax ka dhigayay Kampala

Booliiska dalka Uganda ayaa waxay sheegeen in ay xireen in ka badan 70 qof ka dib dibadbax ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala. Boliiska ayaa isticmaalay suntan dadka ka ilmaysiisa iyo rasaas si ay u kala ceyriyaan dibadbaxayaasha. Dibadbaxayaasha ayaa waxa ay ka cabanayeen jirdil la sheegay in loo gaystay xildhibaan ka tirsan mucaaradka. Xildhibaankani…

Read more