Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Category Archives: WARAKA_KGS

halkaan waxaa loo isticmaali doonaa dhamaan wararka konfur galbeed oo kaliya

Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeqo Xuseen Xasan Oo Maanta Qado Sharaf U Sameeysay Waxgaradka Degmada Diinsoor

Xildhibaan Deeqo Xuseen Xasan Cismaan oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo beryahaanba ku sugneyd Magaalada Baydhaba Janaay ayaa maanta qado sharaf  u sameysay Waxgaradka, Siyaasiyiinya, Culamaa’udiinka iyo  qeybaha kala duwan ee bulshada reer Diinsoor. Ugu horeyn Xildhibaan Deeqo ayaa dhamaan dadkii kasoo qeybgalay qado sharafta uga mahadcelisay imaatankooda. Xildhibaanada ayaa waxay ka hadashay arrimo fara…

Read more

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen Oo Si Kedis Ah Maanta Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta K/galbeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane C/casiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta K/galbeed si loo hubiyo howlaha shaqo iyo mida tayo ee Wasaarada uu madaxweynuhu maanta kormeeray. Madaxweynaha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkiisa shaqo kala hadlay Shacabka Idaacada Koonfur Galbeed waxaana uu warbixino la xiriira shaqada…

Read more

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa Bakaaraha

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay inay baarayaan dab xalay qabsaday qeybo kamid ah suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdullaahi Tuulax , Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir oo ka hadlay dabka ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in dabkaasi uu ka dhashay khasaaro iyo burburka hanti badan oo ay lahaayeen Ganacsatada…

Read more