Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Mat…

Senatarada Federaalka ku …

Daawo Sawirrada: Kal-fadhiga 4-a…

Magalada Muqdisho gaar ah…

War-saxaafadeed: Dowlada Soomaal…

Xukuumadda Jamhuuriyadda …

Ra'iisal Wasaare Kheyre Iyo Wafd…

Wafdi uu hogaaminayo Ra’i…

Dagaal Culus Oo Ka Soconaya Deyn…

Sida ay wararku nagu soo …

Daawo Sawirrada: Wasiiro Iyo Xil…

Wafdi uu hoggaaminayo was…

Gudoomiyaha Shabeellaha Hoose Oo…

Madaxweynaha Soomaaliya M…

Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo …

Xukuumaadda federaalka So…

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Ma…

Maxamed Cabdilaahi Farmaa…

Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya…

Taliyaha Nabad Suggida So…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Category Archives: WARAKA_KGS

halkaan waxaa loo isticmaali doonaa dhamaan wararka konfur galbeed oo kaliya

Gudoomiyaha Shabeellaha Hoose Oo Dhaliilay Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Marka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta safar ku tagay magaalada Marko ee gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuuna booqday ciidanka xoogga dalka guutada 14-ka October. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in aan lagu soo wargelin in madaxweynaha uu tagayo magaalada Marka, midaasina ay dhaliilayaan. Wuxuu sheegay…

Read more

Sawirro+Khasaaraha Nafeed Ee Ka Dhashay Qaraxyada Ka Dhacay Magaalada Baydhaba

Waxaa gelinkii dambe ee Galabta Magaalada Baydhaba Janaay oo ah Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ka dhacay qaraxyo xoogan,kuwaasi oo gudaha Magaalada si weyn looga maqlay. Waxay Qaraxyada ay ka dhaceen Hoteel Bilan Iyo Baar Badar,isla markaana ay ka dhasheen khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wariyeyaheena ku sugan…

Read more

Faah Faahin: Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baydhaba

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya labo qarax oo daqiiqado kahor ka dhaceen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa sheegaya in qaraxii koowaad uu ka dhacay Hotel Bilan kan kalena uu ka dhacay Baar Badar. Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa lala eegtay dad shacab ah oo ku shaaxeynayay afka hore ee Hotel Bilan…

Read more