Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

Guddiga Qaban-qaabada Xafladda C…

Waxaa goordhaw lagu dhawa…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Category Archives: WARARKA

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Jawaabay Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay

Sayid Cali Sheekh gudoomiye ku xigeenka gudigga doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed oo habeenimadii xalay ay xilka ka qaadeen xubno ka tirsan gudiga ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxa uu iska difaacay eedaymo loosoo jeediyay iyo sharci ahaanshaha xilka qaadista lagu sameeyay. Sayid Cali Sheekh waxa uu sheegay in xubinimadiisa ay soo martay…

Read more

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen Oo Si Kedis Ah Maanta Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta K/galbeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane C/casiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta K/galbeed si loo hubiyo howlaha shaqo iyo mida tayo ee Wasaarada uu madaxweynuhu maanta kormeeray. Madaxweynaha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkiisa shaqo kala hadlay Shacabka Idaacada Koonfur Galbeed waxaana uu warbixino la xiriira shaqada…

Read more

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ay Sheegeen Inay Ka Goosteen Dowladda Soomaaliya

Al-Shabaab ayaa degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud waxa ay ku soo bandhigeen Ciidamo iyo hubkooda,kuwaas oo ay sheegeen inay kasoo goosteen Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Ciidamadaan ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa gaaraya ilaa 5 askari,kuwaas oo wata 5 Qori oo  AK47 ah,waxaana Shabaab ay sheegeen inay ka howlgeli jireen degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ee Maamulka…

Read more