War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Category Archives: WARARKA

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Oo Xabsi Guri Laga Dhigay

Warar laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, laga dhigay xabsi guri loona diiday in ay la kulmaan Xildhibnaanada Mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxmed Cabdillaahi Farmaajo. Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka laga dhigay Xabsi guri, sido kale…

Read more

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Mahad Cawad Oo Soo Saaray Go’aano Ka Dhan Ah Afhayeen Maxamed Mursal

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa amar ku bixiyay in aan lagu shiri Karin Xarunta Guddiyada Golaha Shacabka inta uu jiro khilaafka ka dhashay mooshinkii Madaxweyne Farmaajo. Mahad Cabdalla Cawad ayaa War-Saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku go’aamiyay. 1: In Maamulka Golaha ee…

Read more