Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Mag…

Idaacadda ku hadasha afka…

Sawirro" Ra’iisal Wasaarihii Hor…

Waxaa maanta magaalada Ki…

Daawo Sawirrada: Xildhibaano Uu …

Magaalada Baydhaba ee Xar…

Daawo Sawirrada: Wafdi Ka Socda …

Wafdi ka socda Qaramada M…

Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Horm…

Koox hubeysan ayaa Magaal…

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay…

Cabdiqaadir Shariif Sheek…

"Sawirro" Wararkii Ugu Dambeeyay…

Waxaa goordhaweyd Baydhab…

Madaxwyene Xaaf ”Ukumihii Ay Abu…

Deegaano iyo degmooyin ka…

Xildhibaanada Baarlamaanka Sooma…

Xildhibaanada Golaha Shac…

Isbedel Lagu Sameeyay Saraakiish…

Qaar ka tirsan saraakiish…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Monthly Archives: November 2018

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Magaca Iyo Qabiilka Nin Kamid Ahaa Ragii Fuliyay Weerarkii Hotel Saxafi Ee Muqdisho

Idaacadda ku hadasha afka Al-shabaab ee Andalus ayaa baahisay Wareysi ay la leeyatay mid ka mid ah Raggii fuliyay weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Al shabaab ayaa ku sheegay magaca ninkaasi in lagu magacaabi jiray Axmed Aadam Mursal oo kamid ahaa ragii weerarka ku qaaday hotel Saxafi, wuxuu kasoo jeedaa beesha…

Read more

Sawirro” Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi Oo Maanta Tagay Kismaayo

Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd. Safarka Cali Maxamed Geedi ayaa ula jeedkiisu yahay sidii wadahadal uu u dhexmari lahaa Maamulka Jubaland iyo Dowladd Federaalka Soomaaliya.…

Read more

Daawo Sawirrada: Xildhibaano Uu Hogaaminayo Wasiir C/fitaax Geesay Oo Gaaray Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee Xarunta kumeel gaarka Koonfur Galbeed waxaa maanta gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanadaan ayaa waxaa hoggaaminaya Xildhibaan C/fitaax Ibraahim Geesey ahna Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay ula socon  lahaayeen Arimaha Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la filayo inay dhawaan ka…

Read more