Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Monthly Archives: December 2018

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xildhibaan Kheyre Iyo Korneyl Ruush

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed iyo Ehelada Xildhibaan Khayre Maxamed Axmed Iyo Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle oo loo yaqaan (Korneyl Ruush) uga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaanada, kuwaasoo xanuun hayay dartii maanta ugu geeriyooday Magaalada…

Read more

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo Gaaray Degmada Xudur

Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo aqbalay codsigii bulshada reer bakool oo ahaa in safarkiisa ugu horeeya uu ku bilaabo Gobolka Bakool ayaa maanta wafdi oo uu horkacayo waxa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn salaan sharaf…

Read more

Puntland Oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Shaqaalaha Iyo Madaxda Dowladda Federaalka

Shir ay isugu yimaadeen guddiga Amniga dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay soo saareen 7 qodob oo ku saabsan Amniga xilliga doorashada Madaxweynaha. War-Saxaafadeed ay Guddiga soo saareen ayaa inta badan looga hadlay dhinaca Amniga,waxana qodobada ku jira in Madaxda Dowladda iyo Shaqaalaha Dowladda Federaalka aysan deegaanada Puntland tegi karin inta lagu guda jiro doorashooyinka.…

Read more