Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Booliiska Uganda oo xiray dad dibadbax ka dhigayay Kampala


Booliiska dalka Uganda ayaa waxay sheegeen in ay xireen in ka badan 70 qof ka dib dibadbax ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala.
Boliiska ayaa isticmaalay suntan dadka ka ilmaysiisa iyo rasaas si ay u kala ceyriyaan dibadbaxayaasha.

Dibadbaxayaasha ayaa waxa ay ka cabanayeen jirdil la sheegay in loo gaystay xildhibaan ka tirsan mucaaradka.

Xildhibaankani oo lagu magacaabo Bobby Wine ayaa sidoo kale ah fanaan caan ah.

 

  1. Uganda: Caro ka dhalatay canshuurta lagu soo rogay baraha bulshada
  2. Buuq baajiyay kalfadhigii Baarlamaanka Uganda
  3. Alshabaab oo soo daysay filin muujinaya askari reer Uganda

Madaxwaynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa ku tilmaamay warar been abuur ah in jirdil loo gaystay Bobby Wine oo xabsiga ku jira.

Xildhibaankan ayaa la xiray ka dib markii sida la sheegay la dhagaxyeeyay kolanyo uu la socday madaxwaynaha dalkaasi.

Xaaskiisa ayaa horey u sheegtay in seygeeda jirdil loogu gaystay xabsiga dhexdiisa.

Qoyskiisa ayaa waxa ay sidoo kale sheegeen in xaaladiisa ay ka sii dareyso islamarkana lagu duray waxyaabo aan la garanayn.

 

Xigasho :BBCSOMALI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *