War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Bayern Munich oo ka wal walsan dhaawicii halista ahaa ee xalay soo gaaray Kingsley Coman

(Munich) 25 Agoosto 2018 Bayern Munich ayaa xalay 3-1 ku garaacday kooxda Hoffenheim kulan ka tirsanaa horyaalka jarmalka ee Bundesliga.

Laakiin kooxda ayaa kulankaas ku waysay laacib muhiim u ah kaas oo ah Kingsley Coman, waxaana la sheegayaa in dhaawiciisu uu yahay mid aad halis u ah.
War ka soo baxay Bayern Munich ayaa lagu sheegay in 22 jirka reer France uu garoomada ka maqnaan doono muddo dhawr isbuuc ah.

Laakiin Wargayska Bild Sport ayaa dhankiisa baahiyay in dhaawaca Kingsley Coman uu yahay mid halis ah isla markaana wuxuu maqnaanayaa muddo dhan 3-bil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *