Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Kheyre Iyo Abuu Mansuur Oo Khadka Telefonka Ku Wada Hadlay

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku guuldaraystay inuu Shiikh Mukhtaar Roobow Cali ku qanciyo katanaasulida Musharaxnimada Madaxweynaha K/galbeed isagoo Shiikha ka codsaday inuu yimaado Muqdisho.

Kheyre oo kaa shanaya Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal iyo Mas’uuliyiin kale oo ku beel ah Shiikh Mukhtaar ayaa ka quustay inuu Mukhtaar Roobow ku qanciyo ka harida tartanka Hogaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xog Ishabaydhaba.com ka heshay ilow aad uga agdhow dhinaca Sheekh Abuu Mansuur ayaa sheegay in Shiikh Mukhtaar ku dooday “In Tartanka uu ka harayo oo kaliya hadii Shacabka Koonfur Galbeed ay ka dalbadaan”.

Dawlada Federaalka Ayaa Ka Cabsi Qabta Hadii Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Mansuur” u Tartamo Xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Inay ku Keenayso Caqabad Weyn, Maadama Dawlada Soomaaliya ay hoos kawadato qof kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *