War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Sh/hoose: Daawo Sawirrada: Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya Oo Booqday Deegaano Laga Saaray Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa Maanta waxa uu kormeeray Saldhigyo Cusub ay Ciidamada xoogga dalka ka sameysteen deegano ka tirsan Shabeelaha Hoose.

“Waxaan Maanta Booqasho kormeer ah aan ku tagay Fariisimo cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay ka sameesteen Gobolka Shabellaha Hoose.

Sidoo kale Taliyaha ayaa waxa uu kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada,isaga oo ku dhiirageliyay difaaca dalkooda.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa taliyaha xoogga dalka waxa uu waday kormeero kala duwan,waxana dhawaan uu booqda deegaano ku teedsan Xeebta ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *