Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Gudoonka Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Danjire Nicholas Haysom

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka Cusub ee Xoghayaha Qaramada-midoobay Somaaliya, Nicholas Haysom.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay u wada shaqayn lahayeen Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Xoghayaha guud ee Golaha alAqalka sare ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya mudane Cali Maxamed Jaamac ayaa kulanka markuu soo gaba gaboobay Warbaahinta qaranka u sheegay in kulan uu ahaa isbarasho iyo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya,isagoo intaa ku daray inay jiri doonaan kulamo kale oo golaha aqalka sare iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ay yeelan doonaan.

Waxaa sidoo kale ka qaybgalay kulanka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka Sare , Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) iyo hab-dhowraha guud ee Golaha, C/kaafi Macallin Xasan.

Ergeyga Cusub ee Xoghayaha Qaramada-midoobay u qaabbilsan Somaaliya, Nicholas Haysom, ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisha, isagoo sidoo kale kulamo la qaatay Madaxda ugu sarreeysa Qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *