Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Mag…

Idaacadda ku hadasha afka…

Sawirro" Ra’iisal Wasaarihii Hor…

Waxaa maanta magaalada Ki…

Daawo Sawirrada: Xildhibaano Uu …

Magaalada Baydhaba ee Xar…

Daawo Sawirrada: Wafdi Ka Socda …

Wafdi ka socda Qaramada M…

Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Horm…

Koox hubeysan ayaa Magaal…

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay…

Cabdiqaadir Shariif Sheek…

"Sawirro" Wararkii Ugu Dambeeyay…

Waxaa goordhaweyd Baydhab…

Madaxwyene Xaaf ”Ukumihii Ay Abu…

Deegaano iyo degmooyin ka…

Xildhibaanada Baarlamaanka Sooma…

Xildhibaanada Golaha Shac…

Isbedel Lagu Sameeyay Saraakiish…

Qaar ka tirsan saraakiish…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Daawo: Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Soomaaliya Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Gafkii U Geystay Shacabka Ku Hadla Afka Maayga

Kadib markii maalin ka hor Wasiiru dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Somaliya Maxamuud Xayir Ibraahin uu u gafay shacabka deeganada Koonfur Galbeed, ayaa maanta wuxuu bixiyay raali gelin.

Maanta kulanka Golaha Shacabka waxaa soo xaadiray 156 Xildhibaan, ajendaha wuxuu ahaa xisaab xirka dowladda ee sanadkii 2017.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa ugu horeyntii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim u sheegay in golaha hortiisa uu raali gelin ka siiyo shacabka maayga ku hadla ee uu qadafka ka galay.

Intaasi kadib Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa istaagay, oo bixiyay raalli-gelin, waxaa isna raalli-gelinta aqbalay Xildhibaan Maxamed Fanax oo goobta ka hadlay.

Wasiir Xayir oo maanta ka hadlay kulanka Golaha shacabka ayaa yiri  “Hadalkii aan dhahay hadii si kale loo dhahay raali gelin ayaan bixinayaa xildhibaan fanax iyo saaxiibbadii kale ee sida kale ii fahmay.”

Shacabka reer Koonfur Galbeed ayaa si wayn uga carooday hadalkii ka soo baxay Wasiirkaan Xukuumadda ka tirsan, inkastoo raali gelin uu hadda bixiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *