Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Mag…

Idaacadda ku hadasha afka…

Sawirro" Ra’iisal Wasaarihii Hor…

Waxaa maanta magaalada Ki…

Daawo Sawirrada: Xildhibaano Uu …

Magaalada Baydhaba ee Xar…

Daawo Sawirrada: Wafdi Ka Socda …

Wafdi ka socda Qaramada M…

Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Horm…

Koox hubeysan ayaa Magaal…

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay…

Cabdiqaadir Shariif Sheek…

"Sawirro" Wararkii Ugu Dambeeyay…

Waxaa goordhaweyd Baydhab…

Madaxwyene Xaaf ”Ukumihii Ay Abu…

Deegaano iyo degmooyin ka…

Xildhibaanada Baarlamaanka Sooma…

Xildhibaanada Golaha Shac…

Isbedel Lagu Sameeyay Saraakiish…

Qaar ka tirsan saraakiish…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Xaaf Oo Ku Taliyay In Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Sameystaan Ciidamo U Gaar Ah

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Maamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo Maanta ah Maalintii Koobaad ee Shirkaas.

Xubnaha Khudbadaha shirkaasi ka jeediyay ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland ee Axmed Madoobe iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf  ayaa isaga oo ka hadlayay dhanka amniga waxa uu sheegay in Dowlad Goboleedyada looga baahan yahay inay sameystaan Ciidamo u gaar ah.

Haatan waxaa socota Khudbado ay jeedinayaan Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *