Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

War Deg Deg Ah: Wariyeyaasha Oo Looga Yeeray Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wararka Ishabaydhaba.com kasoo gaaraya Magalada Baydhaba ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow Wariyeyaasha looga yeeray Madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu shir jaraa’id qaban doono, waxayna u badan tahay inuu ka tanaasulo Musharaxnimada Madaxweynaha K/galbeed, maadaama maalmahaan la hadal haayay in uu tanaasulayo.

Waxaa maalmahaan Isha lagu hayaa doorashooyinka Koonfur Galbeed oo lagu wado inay dhacdo 17 Bishaan oo maalmo qura inaga xigaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *