Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

Guddiga Qaban-qaabada Xafladda C…

Waxaa goordhaw lagu dhawa…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Inku Dhow 50 Xildhibaan Oo Maanta Ku Laabtay Magaalada Baydhaba

Ku dhawaad 50 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Xildhibaanadan oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in si weyn loogu soo dhaweeyay gudaha magaaladaasi.

Wararka qaar ayaa sheegaya in xubnahani ay ka qeyb gali doonaan kulan degdeg ah oo uu guddoonka Baarlamaank Koonfur Galbeed isugu yeeray Xildhibaanada maamulkaasi.

Xaaladda K/galbeed ayaa kacsan, iyadoona la hadal hayo in Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu ka tanasulay Musharaxnimada Madaxweynaha KGS.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *