Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

War Deg Deg Ah: Shariif Xasan Oo Is Casilay

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhaba Janaay ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow uu xilkii Madaxweynenimo uu iska casilay Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Maxamed (Ugaas Xasan) ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warqada is casilaada ee Shariif Xasan Sheekh Aadan,waxaana xilka si KMG ah u haaynaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye.

Waxa uu sheegay in sababta uu isku casilay uguna tanaasulay musharaxnimada ay tahay danta Bulshada deegaanada Koonfur Galbeed.

Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ka ah Goobta uu isku casilay Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *