Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

Guddiga Qaban-qaabada Xafladda C…

Waxaa goordhaw lagu dhawa…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Xildhibaan Dalxa Oo Baaq U Diray Mudanayaasha Baarlamaanka K/galbeed

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayaasha Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay isbedalka ka curtay degaanada maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Xildhibaan Dalxa, ayaa ugu baaqay Sharci-dejiyaasha dowlad goboleedkan inay doortaan hogaan wanaagsan, kaasi oo samata bixin kara maamulka, oo uu marajaha u hayey Shariif Xasan oo xilka ka degay.

Isaga oo hadalkiisa sii wata Dalxa oo Aqalka Hoose ku metala Koonfur Galbeed wuxuu uga digay inay doortaan hogaamiye kale, kaasi oo ay uga shalaayaan Madaxwaynihii xilka ka tagay.

Doorashada Koonfur Galbeed oo ah mid xasaasi, ayna ku tartamayaan Murashaxiin kala duwan oo mug iyo miisaan ku leh siyaasada dalka ayaa waxaa lagu wadaa inay qabsoonto 17-ka bishaan November.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *