War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Ku Yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda golaha Shacabka xili kulankan kii ka horeeyay uu u baaqday kooram la’aan.

Sida ay sheegeen qaar kamid ah mudanayaasha golaha shacabka Ajendaha kulanka ayaa noqon doono Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista hawada iyo dib u eegista miisaaniyadda  sanadkan 2018.

Kulankan kii ka horeeyay ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii ay xaadiri waayeen inta badan xildhibaanada taasoo oo uu gudoomiye Mursal sheegay in y tahay wax aan la qabali Karin baaqashada kulankaasi.

Maxamed Mursal Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa maalinimada arbacadii oo ah markii uu baaqday kulankii barlamaanka wacad ku maray In xildhibaanada xaadiri waayay kulankaasi kiisa xiga uu shaacin doono talaabo ku haboonna laga qaadi doono.

Lama oga in kulanka barlamaanka uu ka duwaan doono kulamadii hore hase ahaate xildhibaano badan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa xiligan safari shaqo iyo nasasho uga maqan dalka qaarkood waa ay yar tahay kalfadhiyada iyo kulamada ay xaadireen mudadii labada sano ahayd ee ay ku jireen Barlamaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *