Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Hormuud Oo Muqdisho Lagu Toogtay

Koox hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay dhaawac iyo dil ugu geysteen labo ruux oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dilka iyo dhaawaca uu ka dhacay Isgoyska Baar-Ubax ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo gestay lab ruux oo ka tirsanaa Shirkadda Hormuud.

Sidoo kale waxaa la sheegay in falkan uu dhacay xili ay kusii jeedeen Masjid ku yaalla  Isgoyska Baar Ubax si halkaasi ay ugu soo dukadaan Salaada Duhur,waxaana rasaasta lagu furay ragaan ku dhaawacmay Haweeney  goobta ka agdhaweyd.

Ruuxa la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Daahir Nuur Karaane halka midka la dhaawacay isna magaciisa lagu soo gaabiyay Gurey,waxaana uu ahaa mid kamid ah ilaaladda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Kooxii  hubeysnaa ee falkaan geystay ayaa la sheegay in ay durbo goobta ka baxsadeen.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa goobta gaaray,kuwaas la filayo inay Warbaahinta la hadlaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *