Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Daawo Sawirrada: Wafdi Ka Socda QM Iyo Musharixiinta Koonfur Galbeed Oo Kulmay

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uu hoggaaminayay kuxigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay Magalada Baydhaba kula kulmeen musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga hadleen sidii doorashada Madaxweynaha KGS ay si huufan ug dhici laheyd iyo in musharixiinta ay dhowraan xasiloonida.

Ku xigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Zenenga ayaa balan qaaday in ay Qaramada Midoobay ay taageere ka geysaneyso geeddi-socodka doorashooyinka,isla markaana ay garab siin doonto Masuulka loo doorto Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Musharixiinta kulankka ka qeyb galay ayaa waxaa ka mid ahaa Maxamed Aadan Ibraahim Farkeeti, Muqtaar Roobow Cali, Xuseen Cismaan Xuseen, Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftgareen, Aamino Mursal, Sayid Axmed, Saalax Shiikh iyo Aadan Saransoor

17 Bishan ayaa loo qorsheeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxaana haatan muuqan saansaan ay ku dhici karto doorashadaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *