Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Daawo Sawirrada: Xildhibaano Uu Hogaaminayo Wasiir C/fitaax Geesay Oo Gaaray Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee Xarunta kumeel gaarka Koonfur Galbeed waxaa maanta gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanadaan ayaa waxaa hoggaaminaya Xildhibaan C/fitaax Ibraahim Geesey ahna Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay ula socon  lahaayeen Arimaha Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la filayo inay dhawaan ka dhacdo Magalada Baydhaba.

Soo dhaweynta kadib Xildhibaan C/fitaax Geeseey ayaa sheegay in ay Baydhaba u yimaadeen sidii looga dhabeyn lahaa rabitaanka Shacbaka Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *