War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Sawirro” Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi Oo Maanta Tagay Kismaayo

Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd.

Safarka Cali Maxamed Geedi ayaa ula jeedkiisu yahay sidii wadahadal uu u dhexmari lahaa Maamulka Jubaland iyo Dowladd Federaalka Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi ayaa xilligaan ka mid ah Siyaasiyiinta la dhacsan Siyaasada ay hadda dalka ku maamusho dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana saacadaha soo socda uu la kulmi doonaa Madaxweynaha Jubbaland si uu ugu qanciyo wadahadalada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *