Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Magaca Iyo Qabiilka Nin Kamid Ahaa Ragii Fuliyay Weerarkii Hotel Saxafi Ee Muqdisho

Idaacadda ku hadasha afka Al-shabaab ee Andalus ayaa baahisay Wareysi ay la leeyatay mid ka mid ah Raggii fuliyay weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Al shabaab ayaa ku sheegay magaca ninkaasi in lagu magacaabi jiray Axmed Aadam Mursal oo kamid ahaa ragii weerarka ku qaaday hotel Saxafi, wuxuu kasoo jeedaa beesha Hadamo gaar ahaan jufada Liksi ee degta Bakool, wuxuuna ku dhashay degmada Rabdhuure ee isla gobolkaasi.

Warbaahinta Al shabaab ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay dagaalame Ahmed ka hor inta uusan fulinin weerarkaasi ayaa dardaran u jeediyay Xoogaga kale ee Al shabaab iyo dadka Soomaalida.

Wareysiga uu bixiyay dagaalamhaasi katirsanaa Mintidiinta Al shabaab ayaa Dhanka kale Fariin Hanjabaad ah u diray Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda, ka hor inta uusan fulinin weerarka.

Weerar ku bilowday saddex Qarax oo loo adeegsaday gadiidka waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Jimcihii lasoo dhaafay lagu weeraray Hotel Saxafi, waxaana halkaasi ku Nafwaayay 52 ruux oo shacab ah iyo xubno katirsan dowladda iskugu jiray, waxaana ku dhaawacmay ilaa 106 Ruux.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *