Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Ciidamo Wata Gadiidka Dagaalka Oo Maanta Ku Qul-qulaya Duleedka Marka

Waxaa maanta dhaq dhaqaaq ciidan laga dareemaya deegano hoos yimaada degmada Marka.

Saraakiisha ciidamada dowladda ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamo fara badan saakay ay ku qul qulayaan deegaanada Gandarshe iyo Jilib marka ee hoos taga caasimada gobalka.

“Howlgalka waa uu socdaa sido kale ciidamo fara badan oo katirsan dowladda ayaa saakay halkaasi loo daad gureeyay si Al shabaab ay kaga saaraan deegaano katirsan Sh/hoose” ayaa lagu yiri warka taliska.

Dhanka kale dadka deegaanka Gandarshe ayaa saakay qaarkood bilaabay iney isaga baxaan deegaanka, maadam ay ka baqdin qabaan Dagaal halkaasi ka dhaca saakay.

Maamulka gobalka shabeelaha hoose kama hadlin arimaha la xiriira ciidamada halkaasi la geeyay iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka soconaya deegaano hoos yimaada Magaalada Marka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *