Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Ogeysiis Muhiim Ah: Isbedel Doonka Koonfur Galbeed Oo Qabanaya Xaflad Lagu Taageerayo Musharax Cabdicasiis Lafta Gareen

Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayo Musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa lagu wadaa in maalinimada berri lagu qabto Magaalada Muqdisho.

Munaasabadan oo uu soo agaasimay Agaasimaha Telefishanka Koonfur Galbeed Shiikh Ilyaas Cali Nuur iyo qaar kamid ah Haldoorka Dhalinyarada K/galbeed ayaa waxaa kasoo qaybgali doona qeybaha kala duwan ee bulshada sida Aqoonyahanada, Ardayda, Haweenka, Culumaa’udiinka iyo marti sharaf kale.

Hadaba waxaa lagu wargelinayaa dhamaan waxgaradka Koonfur Galbeed inay kasoo qeybgalaan Munaasabada oo ka dhaci doonta Hotel Sayidka ee Magaalada Muqdisho ,Taariikhdu markay ku beegan tahay 30/11/2018, Sacadu markey tahay 4:00 pm ama 16:00 galabnimo. Insha’allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *