Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

Daawo Sawirrada: Musharax C/casi…

Mushraxa u taagan xilka M…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

DEG DEG: Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Oo Markii Afaraad Dib Loo Dhigay

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhawaan la magacaabay ayaa Maanta markale shaaciyay in ay dib u dhacday waqtiga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Doorashada ayaa qorshuhu ahaa inay dhacdo 5-ta Bishan Decembar oo ku began Arbacada soo socota hayeeshee markale dib loo dhigay dhowr sababood oo ay soo bandhigeen Guddiga.

Doorashada ayaa waxaa lagu daray mudo 14 Maalmood ah,iyada oo loo qorsheeyay inay dhacdo 19 Bishaan.

Hoos Ka Akhriso Qodobada Keenay In Dib Loo Dhigo Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *