War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Ciidamo Howlgalo Kawada Magaalada Baydhaba

Ciidamada ka tirsan Booliiska maamulka Koonfur galbeed ayaa howlgalo kawada xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baydhabo kadib weerar bambaano ah oo lagu qaaday guri uu daganaa xildhibaan hore.

Howlgalada ugu badan ee ay wadaan ciidamada amaanka ayaa xaafada Wadajir oo ah halka uu ka dhacay weerarka bambaano ee lagu qaaday guriga xildhibaan Maxamed Kheyr Hiiraale oo horey usoo noqday mudane ka tirsan xildhibaanada Federaalka ee dowladii Kumeel gaarka ahayd.

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha uu dhliyay weerarka bambaano ayaa lagu sheegay dhaawac soo gaaray sadex ruux oo midi uu ahaa xildhibaan isna horey uga tirsanaa dowladii KMG ahayd ee Shariif sh Axmed,gabar uu dhalay ex xildhibaanka la weeraray iyo qof kale oo kamid ahaa ehelada xildhibaankan hore.

Weerarka bambaano ee lagu qaaday guriga ex xildhibaan Hiiraale ayaa sii laba jibaaray howlgalada ay ciidamada amaanku ka fulinayeen maalmihii lasoo dhaafay magaalada Baydhabo oo ah halka loo balansan yahay in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Koonfur galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *