Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

Daawo Sawirrada: Musharax C/casi…

Mushraxa u taagan xilka M…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

“Sawirro” Safiirka Cusub Ee Soomaaliya U Fadhin Doono Dalka Kenya Oo Laga Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga

Dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaawday Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaan duqii Muqdisho Maxsmed Axmed Nuur Tarsan.

Tarsan ayaa Maalin ka hor garay Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Maanta Warqsdaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Maxamed Axmed Nuur Tarssn ayaa ka mid ahaa musharixiintii tartankii Madaxweyneneimo ee 8 Bishii febaraayo,waxaana sidoo kale uu haatan ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *