Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Wafdi Ka Socda Dowladda Federaalka Oo Tagay Garoowe Xilli Puntland Mamnuucday

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta gaaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee laga soo doortay deegaanada Puntland.

Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi iyo Xildhibaan Cali Yuusuf  Cali Xoosh ayaa gaaray Magaalada Garoowe,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Booqashada Maanta ay Xildhibaanada heer  federaal ah ku tageen Magaalada Garoowe ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan Puntland ay deegaanadeeda ka mamnuucday Xubnaha ka tirsan Federaalka inta lagu jiro doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *