Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Guddi Baara Shaqaaqadii Ka Dhacday Magaalada Baydhaba

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood, waxaana loo magacaabay inay soo baaraan Shaqaaqadii ka dhacday Magaalada Baydhaba kahor doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa faray guddiga inay xog uruurin dhab ah sameeyaan.

Halka Hoose Ka Akhriso Magacyada Guddiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *