Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen Oo Kulan La Qaatay Laamaha Amniga Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhaba waxa u kulan kula qaatay laamaha Amniga Maamulka.

Madaxweyne C/casiis iyo laamaha amniga deegaanada Koonfur Galbeed ayaa ka wada hadlay dardargalinta Amniga deeganada Koonfur Galbeed iyo Xoojinta la-dagaalanka Al-Shabaab oo deegaanada ka mid ah Koonfur Galbeed ku sugan.

Madaxweynaha ayaa baaq u diray Shacabka deegaanada Koonfur Galbeed iney la shaqeyaan Hay’adaha Nabadgalyada,si loo adkeeyo amniga deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Si kastaba Magaalada Baydhaba Janaay ayaa waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed taasoo dhaceysa 16 Bishaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *