Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Gudigga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiye Ku-xigeenka Gudigga

Gudigga doorashooyinka Madaxbanaan ee Qaranka ayaa soo saaray warqad ay ku saxiixan yihiin 5 xubnood oo gudigga ka tirsan iyo gudoomiyaha oo xilka looga qaadayo gudoomiye ku xigeenka gudigga qaranka Sayid Cali Sheekh.

Sababta looga qaaday xilka ayay gudiggu ku sheegeen in uu Sayid Cali Sheekh uu ku tuntay shuruucda gudigga doorashooyinka Qaranka sidoo kalena uu ku hawlanaa sidii loo burburin lahaa gudigga.

Halka Hoose Ka Akhriso Warqada Ay Soo Saareen Gudigga Doorashada Qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *