Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ay Sheegeen Inay Ka Goosteen Dowladda Soomaaliya

Al-Shabaab ayaa degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud waxa ay ku soo bandhigeen Ciidamo iyo hubkooda,kuwaas oo ay sheegeen inay kasoo goosteen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Ciidamadaan ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa gaaraya ilaa 5 askari,kuwaas oo wata 5 Qori oo  AK47 ah,waxaana Shabaab ay sheegeen inay ka howlgeli jireen degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle.

Sida lagu daabacay Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa waxaa Goobta lagu soo bandhigaya askartaas la sheegay inay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sugnaa Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Al-Shabaab ma sheegin Magacyada askarta ay sheegeen inay ka goosteen dowladda,isla markaana isku dhiibay,waxaana sidoo kale weli ka hadlin saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee Gobolka Hiiraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *