Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeqo Xuseen Xasan Oo Maanta Qado Sharaf U Sameeysay Waxgaradka Degmada Diinsoor

Xildhibaan Deeqo Xuseen Xasan Cismaan oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo beryahaanba ku sugneyd Magaalada Baydhaba Janaay ayaa maanta qado sharaf  u sameysay Waxgaradka, Siyaasiyiinya, Culamaa’udiinka iyo  qeybaha kala duwan ee bulshada reer Diinsoor.

Ugu horeyn Xildhibaan Deeqo ayaa dhamaan dadkii kasoo qeybgalay qado sharafta uga mahadcelisay imaatankooda.

Xildhibaanada ayaa waxay ka hadashay arrimo fara badan oo ku saabsan deegaanada Beelweynta Dabarre iyo siyaasadda xilligaan la rabo inay Beesha ku tilaabsato si ay ula jaanqaado is-bedeladda ka socda Koonfur Galbeed.

Waxgaradka kasoo qeybgalay qado sharafta ayaa si isku mid ah uga mahadceliyay soo dhaweynta Xildhibaanada u sameeysay.

Si kastaba qado sharaftaan ayaa kusoo dhamaaday jawi farxad leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *