Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Mat…

Senatarada Federaalka ku …

Daawo Sawirrada: Kal-fadhiga 4-a…

Magalada Muqdisho gaar ah…

War-saxaafadeed: Dowlada Soomaal…

Xukuumadda Jamhuuriyadda …

Ra'iisal Wasaare Kheyre Iyo Wafd…

Wafdi uu hogaaminayo Ra’i…

Dagaal Culus Oo Ka Soconaya Deyn…

Sida ay wararku nagu soo …

Daawo Sawirrada: Wasiiro Iyo Xil…

Wafdi uu hoggaaminayo was…

Gudoomiyaha Shabeellaha Hoose Oo…

Madaxweynaha Soomaaliya M…

Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo …

Xukuumaadda federaalka So…

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Ma…

Maxamed Cabdilaahi Farmaa…

Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya…

Taliyaha Nabad Suggida So…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Monthly Archives: September 2018

Dhageyso: Ciidamo Weeraray Beerta Madaxweynihii Hore Aadan Cadde

Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin kuwa dowladda Soomaaliya iyo saraakiil shisheeye oo wehliyay ayaa weerar ku qaaday subaxii hore ee arbacadii guri uu lahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allaha u raxmadee Aaden Cabdulle Cismaan, oo ku yaalla magaalada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada ayaa guriga ka ka xeystay seddex wiil oo ka…

Read more

“Sawirrada” Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xasan Shiikh

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo madaxweyihii hore ayaa iska xog-waraystay xaaladda dalka, intaa kadib ayaa ra’iisul wasaauhu waxa uu madaxwaynihii hore geeyay waaxyada kala duwan xafiiska ra’iisul wasaaraha oo dib u habayn ballaaran ay ka…

Read more

Xukuumada Soomaaliya oo Faah Faahin Ka Bixisay Shirkii Somalia, Eritrea Iyo Ethiopia

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Daahir Maxamuud Geelee oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay shirka seddax geesood ah ee u dhexeeyay Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya, kaasi oo ka dhacay magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Wuxuu sheegay Wasiirka in Madaxda wadamadaan dariska ah ay shirkooda diiradda ku saareen wax wada…

Read more