3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

Daawo Sawirrada: Musharax C/casi…

Mushraxa u taagan xilka M…

Ciidamo Huwan Ah Oo Gacanta Ku D…

Wararka ka imaanaya Gobol…

Madaxweyne Farmaajo Oo Fariin U …

Waxa uu sheegay in aan la…

NISA Oo Shaacisay In Howlgal Ay …

War qoraal ah oo kasoo Ha…

"Sawirro" Afhayeenka Golaha Shac…

Guddoomiyaha Golaha Shaca…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Monthly Archives: October 2018

Daawo Sawirrada: Shariif Xasan Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka

Wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba Janaay. Nicholas Haysom iyo Francisco Madeira, ayaa Baydhaba kula kulmay Madaxweynaha wakhti xileedkiisa dhamaanayo Shariif Xasan Sheekh Aadan. Waxaa laga wada hadlay doorashada Madaxtinimada ee 17-ka bisha soo socota ka dhaceysa Magaalada Baydhaba. Todobaadkii hor ayay aheyd markii Magaalada Kismaayo ay gaareen…

Read more

Haweenay Xalay Lagu Dilay Magaalada Baydhaba

Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalada Baydhaba ee Xarunta kumeel gaarka ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Magaalada Haweenay. Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay in Haweenaydaan oo lagu magacaabi jiray Aatika Ibraahin lagu dilay Magaalada Baydhaba. Dilkaan ayaa cabsi badan ku abuuray Bulshadda kunool Magaalada Baydhabo, waxaana ciidanka Booliska ay…

Read more