Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Lucas Vazquez oo qaati ka taagan tababare Julen Lopetegui (Maxaa dhacay?)

(Madrid) 25 Agoosto 2018 Xiddiga garabka weerarka uga ciyaara Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa qaati ka taagan tababaraha cusub ee kooxdiisa.

27 jirkaan ayaa soo muujiyay inuusan ku qanacsanayn sida uu wax u wado tababare Julen Lopetegui tan iyo markii loo dhiibay kooxda sida ay baahisay Marca.

Tababare Julen Lopetegui ayaa ka saaray Vazquez liiska ciyaartoyda uu ciyaarsiinayo daqiiqadaha badan xiliciyaareed kaan.

53 kulan ayuu Vazquez u ciyaaray Real Madrid xiliciyaareedkii hore, taas oo ku tusinaysa inuu yahay laacib muhiim u ah kooxda gaar ahaan waqtigii tababare Zidane.

Laakiin wax walba ayaa isbadalay tan iyo markii uu kooxda qabtay tababare Julen Lopetegui kaas oo ka dhigay laacib aan muhiimad badan u lahayn kooxda.

Wax ka yar 10-daqiiqo ayuu ciyaaray Super Cupka yurub, sidoo kale 13-daqiiqo ayuu ciyaaray kulankii furitaanka La Liga ee Getafe, Vazquez ayaana qaati ka taagan hab dhaqanka tababarihiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *