War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Tottenham oo ganaax wayn u diyaarisay Hugo Lloris kadib markii laga soo daayay Xabsiga!

(London) 25 Agoosto 2018 Maamulka Tottenham ayaa ka arinsanaya falkii uu ku kacay kabtankooda Hugo Lloris kaas oo la qabtay habeenkii khamiista isaga oo cabsan.

31 jirkaan reer France ayaa la qabtay isaga oo cabsan oo gaari kaxayna taas oo mamnuuc ka ah gudaha dalka ingiriiska.

Idaacada Faransiiska ee RMC ayaa baahisay in maamulka Tottenham ay go’aansadeen in Hugo Lloris lagu ganaaxo bixinta lacag badan iyo waliba in laga qaado kabtanimada kooxda.

Hugo Lloris ayaa raali galin ka bixiyay falkii uu sameeyay, laakiin go’aanka kooxda ayaa noqonaya mid hoos loogu dhigi doono saamayntii uu ku dhex lahaa ciyaartoyda.

11-ka bisha September ayaa la filayaa inuu ka soo muuqdo maxkamada, waxaana xusid mudan in Hugo Lloris qaab damiin ah looga soo daayay xabsiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *