Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Sadaasha Musharaxa Ku Guuleysan Kara Doorashada Koonfur Galbeed

Waxaan idinku salaamay dhamaan Reer Koonfur Galbeed Salaanta ay isku salaamaan dadka Ahlu Jannada ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu Laahi Wabarakaatuhu  hadii aan soo koobo maqaalkeygu waxuu maanta ku saabsan yahay Saadaasha Guusha Isbedel-doonka K/galbeed.

Sadaasha guusha Isbedel Doonka KGS tan iyo markii ay bilaabantay loolanka loogu jiro kursiga Madaxtinimada Koonfur Galbeed waxaa soo if baxaysay guusha Musharax oo haatan u muuqda mid ku  guuleysan doona Doorashada  fooda inagu soo haysa ee ay ka harsanyihiin maalmaha koobani.

Waa Kuma Musharaxaas.

Waa Musharax Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalinba maalinta ka danbeysa soo jiidanaya, Dhalinyarada, Waxgaradka, Bulshada Rayidka, Odayaasha Dhaqanka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Musharax Lafta-gareen ayaa balanqaadyadiisa Ol-olaha Doorashada KGS ugu weyn Seddax qodob oo muhiim ah, Amni, Horumar iyo Midnimo,wuxuuna mudadii yareyd ee uu kujiray Ol-olaha doorashada sameeyay inuu Hanto Aqlabiyada Kalsoonida Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Dhanka kale waxaa maalin kasta sii badanaya Taageerayaasha Musharax C/casiis Lafta-gareen oo baraha bulshada ay ku kulanto kusoo qoraya erayo inta badan soo jiitay maskaxda dadweynaha Koonfur Galbeed kuwaas oo ay ka mid yihiin “Nebid La’aang Nidaam Mal Helaaw” “Horaa Loo Soconayaa”  “Dooro Hogaan Go’aan Leh” kuwan iyo kuwo la mid ah ayaaa bulsho weyntaa Koonfur Galbeed soo jiidatay.

Isku soo wada duub, Musharax Lafta Gareen oo weli ku guda jira Ol-olaha Doorashada ayaa la oran karaa waa Musharaxa kaliya ee ku guuleysan kara Dooroshada dhacaysa 5-ta bisha December ee soo socota.

Xildhibaan, Balanteenu waa Musharax Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” oo ku guuleysta Hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ilyaas Qalinle

Bayddhaba Janaay,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *