Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Xubin Ka Mid Ah Guddigii Uu Magacaabay Madaxweye Ku Xigeenka Puntland Oo Is Casilay

Axmed Aadan Carab oo kamid ah Guddiga Khilaafka Baarlamaanka Puntland ee uu magacaabay Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland  Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ayaa ku dhawaaqay in uu xubinimadii uu iska casilay.

Waxa uu sheegay in uu maqlay isaga oo ku sugan Gurigiisa in lagu daray xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka Puntland,isla markaana aan wax wadatashi ah lagala yeelan.

Isagoo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayuu sheegay in Guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka Golaha Wakiilada Puntland uu Magacaabistooda xaq u leeyahay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Waxa uu sheegay in isagu uusan aqbaleyn wax ka hor-imaanaya Dastuurka Puntland,isla markaana uu ka soo horjeedo in uu ku dhaqaaqo waxyaabo horseedaya khilaafka Madxda Dowlad Goboleedka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *