Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…

Warar laga helayo Madaxto…

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaan…

Guddoomiye ku xigeenka 2a…

3 Ruux Oo Xalay Lagu Dilay Degma…

Faah-faahino dheeraad ah …

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Moo…

Dadweyne farabadan ayaa i…

Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn …

Taliska Mareykanka ee qaa…

C/raxmaan C/shakur "Dowlada Waxa…

Waxaa maanta lagu wadaa i…

Xildhibaano Caawa Mooshin Xilka …

Shir jiraa’id oo goordhaw…

Daawo Sawirrada: Musharax C/casi…

Mushraxa u taagan xilka M…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Daawo Sawirrada: Aqalka Sare Oo Ansixiyay Sharciga Dhismaha Gudiga La Dagaalanka Musuq-maasuqa

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Shacabka.

Ka dib markii uu Golaha Aqalka sare uu ku yeeshay maanta kalfadhigii 4aad kulankiisii 9aad xarunta Golaha Aqalka ee MagaaladaMuqdisho .

Ajendaha shirkuna waxaa ahaa akhrinta 3aad ee hindisesharciyeedka dhisida Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa.

Waxaa soo xaadiray 31 senator, Gudoomiyaha Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta, Zamzam Ibraahim Cali ayaa ka hor aqrisay sanatarada Golaha Aqalka Sare, iyadoo dul istaagtay talooyinkii lagu daray akhrinta koowaad iyo akhrinta labaad.

Intaa ka dib waxaa goluhu cod galiyay hidise sharciyeedka dhismaha gudiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa, waxaan ansixiyay dhamaan sanatarda soo xaadiray kulanka oo ahaa 31 (kow iyo sodon senator).

Waxaa kaloo ka soo qeyb galay fadhiga, wasiirka wasaarada cadaalada, Abuukate Xassan Xuseen Xaaji Waxaana shir gudoominyay gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare,Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *