Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Yuusuf Dabageed Oo Sameystay Ciidamo Ka Madax Banaan Hir-shabeelle

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ayaa lagu eedeeyay in uu sameystay Ciidamo gaar ah, kana madax Banaan Malatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamadda Maamulka.

C/raxiin Maxamed Taakow Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in khilaaf xoogan uu haatan u dhaxeeyo isaga iyo Gudoomiyaha.

Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha uu maamulka is leheysiiyay, islamarkaana uu sameystay Ciidamo gaar ah kana madax Banaan Malatariga Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamadda Maamulka Hir-shabeelle.

Dhanka kale waxa uu sheegay Gudoomiye ku-xigeenka in uu socdo dadaal ku aadan in la xaliyo khilaafka soo kala dhexgalay isaga iyo gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *