Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xildhibaan Kheyre Iyo Korneyl Ruush

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed iyo Ehelada Xildhibaan Khayre Maxamed Axmed Iyo Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle oo loo yaqaan (Korneyl Ruush) uga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaanada, kuwaasoo xanuun hayay dartii maanta ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne C/casiis Lafta Gareen ayaa Eebe uga baryay in uu ugu bishaareeyo Jannada Fardowsa, qoyskii iyo qaraabadoodana samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin.

Allaha u wada naxariistee Marxuum Xildhibaan Kheyre Maxamed Axmed iyo Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle ayaa ka kala tirsanaa Baarlamaanka Federaalka iyo kan Koonfur Galbeed waxayna xaalad caafimaad daro darteed ugu geeriyoodeen Magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *