Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

Guddiga Qaban-qaabada Xafladda C…

Waxaa goordhaw lagu dhawa…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Guddiga Qaban-qaabada Xafladda Caleemasaarka Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen Oo La Magacaabay

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay guddiga qabanqaabadda Xaflada Caleemo saarka iyo Maamuuska ee Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).

Guddiga oo ka  kooban 8 Xubnood ayaa waxaa loo xilsaaray inay qabanqaabiyaan, islamarkaana xiriiriyaan hay’adaha u qaybsan qaban-qaabada  caaleemo-saarka xafladda Madaxweynaha, waxaa kaloo gudiga loo xilsaaray jaangooynta kharashaadka ku baxaya caleemo saarka iyo sidoo kale inay magacaabaan xubnaha guddi-hoosaadka xafladda,ayna kormeeraan howlaha socda.

Gabagabadii, Guddigan ayaa sidoo kale looga fadhiyaa inay si rasmi ah ugu dhawaaqaan Waqtiga xaflada iyo goobta lagu qabanayo Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *