Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen Oo Goordhaw Gaaray Caasimada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Cusub Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa markii ugu horeysay, isaga oo Madaxwyene ah waxa uu tegay Caasimada K/galbeed Ee Baraawe.

Waxaa safarkiisa ku wehliya Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Baraawe qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada ayaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxwyene Lafta Gareen.

Magaalada Baraawe ayaa ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed,waxaana Madaxweynaha uu Maamulka iyo Bulshada kala hadli doonaa sida ay suurtagal ku noqon karto in Maamulku uu Baraawe usoo guuro.

Amniga Magaalada Baraawe ayaa Maanta aad loo adkeeyay,waana safarkii labaad ee uu Baydhaba uga baxo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Lafta Gareen, waxaana safarkiisii ugu horeeyay uu ku tegay Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *