Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa Bakaaraha

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay inay baarayaan dab xalay qabsaday qeybo kamid ah suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdullaahi Tuulax , Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir oo ka hadlay dabka ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in dabkaasi uu ka dhashay khasaaro iyo burburka hanti badan oo ay lahaayeen Ganacsatada Soomaaliyeed.
Dabka ayaa la rumeysan yahay inuu xalay ka dhashay qeybta dharka lagu gado isla markaana si fudud ugu sii faafay qeybo kale oo kamid ah Suuqa iyo waliba guryaha ku dhaw goobtaasi.

Maaha markii ugu horeysay oo dab noocaan ah ka qarxo suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo aan weli lagu guuleysan in suuqaasi iyo qeybaha kamid ah magaalada caasimada ah loo sameeyo dab-damis ku filan oo ka hortagi kara khasaaraha noocaan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *