Daawo Sawirrada: Xildhibaan Deeq…

Xildhibaan Deeqo Xuseen X…

Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen Oo Si Kedis Ah Maanta Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta K/galbeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane C/casiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta K/galbeed si loo hubiyo howlaha shaqo iyo mida tayo ee Wasaarada uu madaxweynuhu maanta kormeeray.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkiisa shaqo kala hadlay Shacabka Idaacada Koonfur Galbeed waxaana uu warbixino la xiriira shaqada Wasaarada ka dhageystay Wasiirka Warfaafinta Ugaas Xasan Cabdi.

Madaxweyne Lafta-gareen oo si toos ah Idaacada Koonfur Galbeed ugala hadlay Shacabka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la kulmo cidkasta oo cabasho qabta.

Kormeerka shaqo ee Madaxweyne Cabdicasiis Xasan (Lafta-gareen) uu maanta ku tagay Wasaarada Warfaafinta ayaa ah kiisii ugu horeeyay ee uu ku tago Xarumaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed waxaana kormeerkiisii ku wehliyay Wasiirka Warfaafinta, Ugaas Xasan Cabdi, Ex-wasiirkii Gaashaandhiga Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Faqi iyo Mas’uuliyiin kale, Madaxweynaha ayaa dhamaan faray shaqaalaha Wasaarada inay xoojiyaan shaqada ay u hayaan Shacabka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *